Duullaankii Wafla

Ka Wikipedia

Dullaankii Wafla (Af Ingiriis : Battle of Wofla) ayaa dhacay 28kii Agoosto 1542 meel u dhow Dooxada Ashenge ee ku taal gobolka Tigray, Itoobiya.

Dagaalka ayaa u dhexeeyay Burtuqiiska oo uu hogaaminayay Cristóvão da Gama iyo ciidan uu hogaaminayay Imaam Axmed Guray oo markaasi madax u ahaa Saladanadii Cadal ee hoos tagi jirtau Dawladii Cusmaaniya, Guusha iyo gacan sareynta waxaa lahaa ciidankii Imaamka kaasoo ku qasbay  Cristóvão da Gama in uu ka cararo Boqoradiisii Sabla Wengel iyo Qalcadii iyo saldhigiisii ciidan isaga oo waliba gacanta rasaasi kaga dhacday ayna wehliyaan 14 askari oo ka mid ah ciidankiisa, isla habeenkii ayaa la soo qabtay waxaana seftiisa qoorta uga gooyay Imaam Axmed Guray

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]