Emre Belözoğlu

Ka Wikipedia
Emre Belözoğlu

Emre oo Kabtan u ah xulka qaranka Turkey 2010kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacEmre Belözoğlu
Dhashay (1980-09-07) 7 Sebteembar 1980 ( 43jir)
Ku dhashayİstanbul, Turkey
Joogga1.70 m (5 ft 7 in)
Booska cayaartaKhad Dhexe
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Haddaİstanbul Başakşehir F.K.
Nambarka25
Ciyaartooyda yar-yar
1990–1992Zeytinburnuspor
1992–1996Galatasaray SK
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
1996–2001Galatasaray SK102(14)
2001–2005Inter Milan79(3)
2005–2008Newcastle United58(5)
2008–2012Fenerbahce SK103(12)
2012–2013Atlético Madrid7(1)
2013–2015Fenerbahce SK56(14)
2015–İstanbul Başakşehir F.K.25(3)
Xulka Qaranka
1994–1995Turkey U1511(7)
1995–1997Turkey U1635(20)
1996–1997Turkey U177(2)
1997Turkey U186(0)
1998–1999Turkey U2112(4)
2000–2014Turkey93(9)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 10 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 9 September 2014

Emre Belözoğlu (Ku dhawaaqa Af-Turki[emˈɾe beˈløzoːɫʊ]; Ku dhashay 7dii sebteembar 1980gii magaalada İstanbul) Waa kabtankii hore ee Xulka Qaranka Dalka Turkiga hadana wuxuu u dheela kooxda heerka 1aad ee horyaalka Süper Lig ee dalka Turkiga ka dheesha ee İstanbul Başakşehir F.K. Horena wuxuu ugu soo dheelay kooxo waa weyn oo ka dhisan qaaradda Yurub sida Galatasaray SK, Fenerbahce SK ee kawada dhisan isla caasimadda İstanbul, kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaniga, Atletico Madrida ka dhisan dalkaasi Isbania iyo waliba kooxda Newcastle United ee dheesha horyaalka Premier League ee dalkaasi Ingiriiska.