Gökhan Gönül
Appearance
Maqaalkan Waa Agoon!
- Bogan wuxuu leeyahay ugu yaraan mid ka mid ah dhaliilahan:
- Qaabka qoraalka maqaalkan ma ahan mid habaysan oo waafaqsan habka wax qorista ee Soomaali Wikipedia.
- Qoraalka bogani ma lahan caddaymo iyo tixraac lagu kalsoonaan karo.
- Qoraalka waa mid kooban (yar); ama warbixin la fahmi karo ma lahan.
- Micnaha guud ee warbixinta bogan waxay u janjeedhaa hal dhinac; qoraalku waa fikrada iyo aragtida hal qof.
- Qoraalka bogan waxaa ku jira Af-Qalaad.
- Hadii aad aqoon u leedahay fadlan Waxka bedal. Xasuuso qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
|
Gönül oo Turkiga U dheelaya 2016kii | |||
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Dhashay | 4 January 1985 | ||
| Ku dhashay | Bafra, Turkiga | ||
| Joogga | 1.74 m (5 ft 9 in) | ||
| Booska cayaarta | Difaac | ||
| Macluumaadka Naadiga | |||
| Kooxda Hadda | Beşiktaş JK | ||
| Nambarka | 77 | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| 1999–2002 | Bursayolspor | ||
| 2002–2003 | Gençlerbirliği S.K. | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 2003–2004 | Gençlerbirliği S.K. | 0 | (0) |
| 2003–2004 | → Hacettepe S.K. (loan) | 27 | (5) |
| 2004–2005 | Hacettepe S.K. | 21 | (3) |
| 2005–2007 | Gençlerbirliği S.K. | 0 | (0) |
| 2006 | → Hacettepe S.K. (loan) | 17 | (3) |
| 2006–2007 | → Hacettepe S.K. (loan) | 27 | (4) |
| 2007 | Hacettepe S.K. | 0 | (0) |
| 2007–2016 | Fenerbahce SK | 253 | (10) |
| 2016– | Beşiktaş JK | 0 | (0) |
| Xulka Qaranka‡ | |||
| 2007– | Turkiga | 52 | (1) |
† Appearances (Goals). | |||
Gökhan Gönül (Ku dhashay Bafra, 4 Janaayo 1985 ) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Beşiktaş ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Gönül wuxuu hore ugu soo dheelay kooxaha Fenerbahce, Hacettepe iyo Gençlerbirliği ee ka kala dhisan magaalooyinka Istanbul iyo Ankara.