Gegada diyaaradaha Taleex

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Gegada diyaaradaha Taleex
Taleh Airport

Garoonka Sayid Maxamed Cabdula
IATA: noneICAO: ma lahan
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka dadweyne
Milkiilaha Khatumo State
Adeegyada Taleex, Khatumo State
Duulimaadada kala ah Taleh
Isuduwe 9°08′45″N 48°25′15″E / 9.14583°N 48.42083°E / 9.14583; 48.42083Isuduwe: 9°08′45″N 48°25′15″E / 9.14583°N 48.42083°E / 9.14583; 48.42083
Maabka

Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Somalia" does not exist.Meesha garoonku ka dhaco Soomaaliya

Gegada diyaaradaha Taleex (Af-Ingiriis: Taleh Airport) sidoo kale loo yaqaano Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Taleex, maamulka Khatumo State ee wadanka Soomaaliya.[1]

Garoono Kale Soomaaliya

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.


La Xidhiidha

Sidoo kale fiiri

Tixraac