Kamsar

Ka Wikipedia
Coriander or Cilantro
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Angiosperms
(darajo la'aan): Eudicots
(darajo la'aan): Asterids
Dirka: Apiales
Bahka: Cowsley
Duulka: Firiley
Noocyada: C. sativum
Magaca laba-geesoodka ah
Coriandrum sativum
L.

Kamsar, Kabsar (Af Carabi : ar‎ ama Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : coriander) (magaca Sayniska Coriandrum sativum) waa geed cawseed sanadle ah (sanadkii hal mar dhasha oo miro keena) caleentiisa raashinka ama suugada lagu carfiyo.

Asalka iyo faafida[wax ka badal | wax ka badal xogta]

asalkiisu asia iyo waqoyiga africa. waxaa laga helaa wadamada kulaala bada cad waxaa lagu beeraa hindia laatin america iyo yurub.. caleemihiisa iyo mirihiisa waxaa loo adeegsada noocyo badan oo ka mid ah cuntada. badanaa wuu koraa ilaa 50cm ama 20 inch.


Tilmaanta geedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waa dhir sanadle ah oo aad u caraf badan caleemihiisa iyo mirihiisa waxaa loo adeegsada noocyo badan oo ka mid ah cuntada. badanaa wuu koraa ilaa 50cm ama 20 inch. ubixiisu waa acadaan, wuxuu dhalaa miro jaalle ama midabka qaxwada u eg. kamsarta waxaa lagu daraa geed uduga raashinka.

Adeegsiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

cuntada, iyo noocyo daawooyinka ka mida ah, waxaa lagu daaweeya qabsinada caloosha, calool majiirka iyo dibirada caloosha. chineseka ayaa hore u soo isticmaali jiray romatisamka iyo xanuunada caloosha, sidoo kale waxay u adegsan jireen xanuunada kaadi-haysta.


Muuqaal[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Noocyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Khudaar
Khudaarta Bisil (fruit)
Babaay  · besbaaska  · tamaandhada  · saladhka  · toonta  · kaarootka  · Liin Macaan  · Liin Dhanaan  · Liin Bambeelmo  · Liin Qarboosh  · Tufaax  · Muus  · Cambe  · Canabka  · Qare  ·
Khudaarta Ceyriin (vegetable)
Barandhe  · Basal  · tamaandhada  · toonta  · Dabocase  · Kamsar


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]