U bood nuxurka

Babaay

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan cambe babaayga. Qoraal kale fiir Cambe
Babaay
Geedka Babaayga iyo midhaha uu dhalo
Iskutalaalka babaayga
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Angiosperms
(darajo la'aan): Eudicots
(darajo la'aan): Rosids
Dirka: Brassicales
Bahka: Caricaceae
Duulka: Carica
Noocyada: C. papaya
Magaca laba-geesoodka ah
Carica papaya
Carl Linnaeus[1]
Soo saarka babaayga sanadkii 2005, oo ka muuqato wadanada ugu soo saarka badan sida Baraasiil

Babaay, Cambe babaay (Af Ingiriis: papaya; Af Carabi: ببايا) magaca Saynis "Carica papaya", waa midho ka mid ah khudaarta ka baxda geedka Karika. Babaayga, sidoo kale loo yaqaano Cambe babaay waa midho bisil oo leh faa'iido iyo nafaqo badan.[2]

  1. Carica papaya was originally described and published in Species Plantarum 2:1036. 1753. GRIN (9 May 2011). "Carica papaya information from NPGS/GRIN". Taxonomy for Plants. National Germplasm Resources Laboratory, Beltsville, Maryland: USDA, ARS, National Genetic Resources Program. Archived from the original on 24 September 2015. Retrieved 10 December 2010. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. "Carica". 2013. Archived from the original on 2019-05-23. Retrieved 2015-09-22. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)