Qureec

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Quraac)
Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada.
Nooc ka mid ah cuntooyinka lagu qureecdo
Quraac dhamaystiran
Qureec fudud

Quraac, Qureec (Af Ingiriis : breakfast; Af Carabi : ar‎) waa cuntada ugu horeeysa ee dadku cunaan aroortii marka laga soo tooso hurdada. Sida caadiga ah, quraacdu waa raashinka aroorti dadku cunaan.[1] In kastoo dadku ku kala duwan yihiin wakhtiyada iyo nooca cunto ay ku quraacdaan. Guud ahaan dadku waxay quraacdaan qorax soo baxa aroortii ilaa laga gaadho qiyaastii 10ka subaxnimo, mararka qaar la gaadhsiiyo ilaa 11ka subaxnimo. Habeenkii marka dadku seexdaan waxay qaataan saacado badan oo bilaa cunto ah, markaas quraacu waa cuntada koowaad ee dadku ku bilaabaan markay soo toosaan taasi oo ku xidhan wakhtiga qof kasta ka tooso hurdada. Hadaba waxaa jira dadka qaar aan waxba cunin saacado badan xataa aya oon waxba ku mashquul ahayn.


Muuqaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. . Thefreedictionary.com http://www.thefreedictionary.com/breakfast. Soo qaatay 28 March 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: