Jump to content

Soor

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Shuuro)

Soor, Shuuro (Af Ingiriis : Cornmeal) waa nooc ka mid ah cuntoda taasi oo laga diyaariyo galley la jajabiyey ka dibna la kariyey.

Shuuro waa cunto caan ka ah aduunka, taas oo qaabab badan loo sameeyo.

Shuurada waa cunto jilicsan waxaana lagu cunaa caano.