Sambuus

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Sanbuuse)
Sambuus
Samosachutney.jpg
Sambuuse iyo shigni
Magac kale Sambusa, samusa, sambosak, sambusa, samoosa, singada, samuza, sambosa, somasi, somaas
Nooca Cunto duban
Ka tirsan Cuwaf, cunto fudud
Wadanka Geeska Afrika, Koonfur Aasiya, Asiya, Bariga Dhexe, Afrika, Waqooyi Afrika, Bariga Afrika
Heerkulka Shigni kulul ama suugu fudud
Ka kooban Daqiiq xashan, barandho, duqad (kaluun, digaag ama hilib xoolo), basal, toon, basbaas, dufan iyo khudaaro kale
Kala duwanaan Chamuça
Sidoo kale fiiri: Cunto SoomaaliCuntoRaashin  (Qureec, Qado, Casho)
Sambuus

Sambuus, Sabuuse (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : samosa) waa cunto fudud oo laga sameeyo daqiiq, hilib duqad ah, barandho, xawaash iyo khudaar la isku dhex daray laguna dubay saliid kulul.

Sambuusuhu waa cunto aduunka oo dhan laga isticmaalo. oo laga sameeyay dageeg sadaxgees laga dhigay, oo dhaxda hilib iyo qudaar uuga jirto, oo la'isku shiilay. sanbuus waxoo ku macaan yahay, bisbaaska..

Muuqaal[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]