Khamiir
Appearance


Khamiir (Af Ingiriis: Fermentation; Af Carabi: تخمر) waa nidaamka iyo habka sonkorta loogu bedelo asiidh, neef ama alkahool. Habka khamiirintu waxaa loo isticmaala yiisti si loo dedeji nidaamka.
Qoraalo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxay heysaa war la xiriiro Category:Fermentation.