Mililitir
Appearance
Mililitir
Mililitir (ingiriis: Milliliter) waa halbeeg lagu cabiro muga iyo miisaanka walax ama shay meel madhan buuxin kara.
Hal Mililitir waxay la mid tahay 1×10−4 litir.
Haku khaldin halbeega Miligaraam oo lagu cabiro miisaanka, iyo Milimitir oo lagu cabiro dhererka.
Halbeegan astaantiisu waa ml.