Nuri Şahin
Appearance
Şahin oo u Dheelaya Antalyaspor 2021kii | |||||||||||||||||||
Macluumaad Xirfadeed | |||||||||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Saddex Magac | Nuri Şahin | ||||||||||||||||||
Dhashay | 5 Sebteembar 1988 | ||||||||||||||||||
Ku dhashay | Lüdenscheid, Jarmalka Galbeed | ||||||||||||||||||
Joogga | 1.80 m (5 ft 11 in) | ||||||||||||||||||
Booska cayaarta | Khad Dhexe | ||||||||||||||||||
Macluumaadka Naadiga | |||||||||||||||||||
Kooxda Hadda | Borussia Dortmund | ||||||||||||||||||
Nambarka | 18 | ||||||||||||||||||
Ciyaartooyda yar-yar | |||||||||||||||||||
1994–2001 | RSV Meinerzhagen | ||||||||||||||||||
2001–2005 | Borussia Dortmund | ||||||||||||||||||
Cayaartooyda Waawynka* | |||||||||||||||||||
Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† | ||||||||||||||||
2005–2008 | Borussia Dortmund II | 5 | (1) | ||||||||||||||||
2005–2011 | Borussia Dortmund | 135 | (13) | ||||||||||||||||
2007–2008 | → Feyenoord (loan) | 29 | (6) | ||||||||||||||||
2011–2014 | Real Madrid | 4 | (0) | ||||||||||||||||
2012–2013 | → Liverpool FC (loan) | 7 | (1) | ||||||||||||||||
2013–2014 | → Borussia Dortmund (loan) | 49 | (5) | ||||||||||||||||
2014– | Borussia Dortmund | 16 | (1) | ||||||||||||||||
Xulka Qaranka‡ | |||||||||||||||||||
2003 | Turkiga 16-Jirka ah | 2 | (0) | ||||||||||||||||
2004–2005 | Turkiga 17-Jirka ah | 21 | (5) | ||||||||||||||||
2004–2005 | Turkiga 19-Jirka ah | 6 | (0) | ||||||||||||||||
2007–2008 | Turkiga 21-Jirka ah | 11 | (4) | ||||||||||||||||
2005– | Turkiga | 49 | (2) | ||||||||||||||||
Guulaha
| |||||||||||||||||||
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 21 May 2016. † Appearances (Goals). |
Nuri Şahin waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Borussia Dortmund ee ka dhisan dalka Jarmalka iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Horey wuxuu ugu soo ciyaaray Kooxaha Feynoord, Real Madrid iyo Liverpool FC ee ka kala dhisan dalalka Holland, Isbania iyo Ingiriiska.