Portal:Juqraafi/Ma ogtahay

Ka Wikipedia

Ma ogtahay

Portal:Juqraafi/Ma ogtahay/1

Ma ogtahay in qoraxdu:
  • tahay xidiga Bahda Qoraxdu Midaysay.
  • ku wareegto udub dhexaadkeeda.
  • ku dhex wareegto Galagsiga Milky Way badhtamaheeda aya oo ku socota xawaare dhan 220 km ilbidhiqsigiiba
  • leedahay isku wareega (goobo) u dhigma 109 jeer dhulka iyo mug (mass) 330,000 jeer dhulka.
  • ka samaysan tahay Hydrogen (73.46%).
  • heelkulka bu'du (core) tahay 15.7 milyan °C, halka heerkulka oogada sare yahay 5,800 °C.
  • tahay isha koowaad ee dhamaan awooda ka jirta Bahda Qoraxdu Mideysay.
  • ka mid tahay xidigaha loo yaqaano G-type (G2V) kuwaasi oo ah darajada 4aad ee xidigaha. Taasi micnaheedu waa waxa jira ugu yaraan 3 nooc xidigo ah oo ka xajmi iyo qaro weyn qoraxda.
  • jirto 4.6 bilyan sano (waa sida saynisyahanadu sheegeen).
  • leedahay awood magnet oo aad u xoog badan taasi oo isku heysa dhamaan meerayaasha Bahda Qoraxdu Mideysay.

Portal:Juqraafi/Ma ogtahay/2 Ma ogtahay:


Portal:Juqraafi/Ma ogtahay/3