Portal:Turkiga/Qof Xul Ah/2

Ka Wikipedia

Rajab Dayib Erdogaan (af turki: Recep Tayyip Erdoğan) (Wuxuu dhashay 26 Febraayo 1954 -), waa Madaxweynaha Turkiga laga soo bilaabo 28 Agoosto. 2014 iyo raysulwasaaraha Turkiga laga soo bilaabo Maarso 2003 ilaa Agoosto 2014 ،waana xubin ka mid ah Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta kaasoo leh aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka Turkiga. Horana wuxuu u soo noqday duqa magaalada Istanbuul intii u dhexeeysay 1994 ilaa 1998. waana mid ka mid ah masuuliyiinta ugu muhiimsan dunida Islaamka.


Dheeraad Faahfaahin...