Ra'iisul wasaare
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Ra'iisal Wasaare)
Qeyb ka mid ah Silsiladda Taliska iyo maamulka dawladda |
Maamulka |
---|
Fullinta |
Dawlad |
|
|
|
Nidaam dawladeed |
|
Noocyo kale |
Portalka Siyaasadda |
Ra'iisul Wasaare (Af Ingiriis : Prime Minister; Af Carabi : ar) waa madaxa xukuumadeed ee wadan, dowlad ama dal. Sida caadiga ah, ra'iisul wasaaruhu waxa uu madax u yahay wasiirada oo dhan. Waxaa mararka qaar lagu magacaaba waasiirka kowaad ee dowlad leedahay. Si kastaba ha ahaatee, ra'iisul wasaaruhu waxaa inta ugu badan soo magacaaba Madaxweynaha ama Boqorka wadankaasi. Sidoo kale wadamo badan oo caalamka ah "ra'iisul wasaaraha" waxaa si toos ah u doorta shacabka iyo bulshada wadankaasi.
Asalka Ereyga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ereyga "ra'iisul wasaare" ma ahan Af Soomaali, laakiin waa kelmad aan ka soo amaahanay luuqada Af Carabiga. Ereyga "رئيس الوزراء" micnaheedu waa madaxa wasiirada ama "hogaanka wasiirada".
La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |