Siyaasada Visaha Somaliland
Siyaasadda fiisaha ee Somaliland ayaa tilmaamaysa adeegsiga iyo helitaanka fiisooyinka Somaliland . Iyadoo la raacayo sharciga, muwaadiniinta dalal kasta waxay u baahan yihiin fiiso ay ku soo booqdaan wadanka Somaliland. Somaliland iyo Soomaaliya waxay leeyihiin siyaasado fiiso gabi ahaanba ka duwan maamulka Somalilandna ma aqoonsana fiisooyinka qaran ee ay bixiso Soomaaliya.

Visa markaad timaado
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dadka haysta baasaboorada ay soo saareen wadamada soo socda ee hoose waxay heli karaan fiiso markay yimaadaan dhamaan kontoroolada xadka oo ay ku jiraan Madaarka Hargeysa : [1]
1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda. Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah. Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose. Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. |

Visa ka hor safarka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Fiisayaashu sidoo kale waxaa laga bixiyaa safaaradda Somaliland ee deriska la ah Somaliland sida caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa . iyo Caasimadda Jabuuti ee Jabuuti iyo Xududaha Somaliland denaca Loyacaado iyo Tog Wajaale Intaa waxaa sii dheer, fiiso ayaa lagu dalban karaa iyadoo la adeegsanayo xafiiska wakiilka Somaliland ee London.
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Laanta Socdaalka iyo Xuduudaha Somaliland
- Siyaasadda Visa ee Soomaaliya
- Shuruudaha fiisaha ee muwaadiniinta reer Somaliland
- Baasaboorka Somaliland