Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed

Ka Wikipedia
Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed
Somali Social Unity Party (SSUP)
حزب الوحدة الاجتماعية الصومالية

Somaliska Sociala Enhetspartiet
GudoomiyeYassin Mahi Mallin
Xoghayaha WarbaahintaOmar Mohamed Mohamoud
La Aasaasay11 Abriil 2004
Ku biirayXisbi Siyaasadeed Madaxbanaan
XaruntaMuqdisho
Qaybaha dhalinyeradaDhalinyarada
Xobnaha  (2004)haa
Mabda'aXisbi ujanjeera dhanka siyaasadda furfuran
Garabka siyaasaddaMidig dhexe
UdhashaySoomaaliya
Heer caalamiSweden
Baarlamaanka afrikaKenya
MidabadaCadaan , Gaduud iyo Madow
Aqalka sare
0 / 275
Aqalka hoose
0 / 100
Laamaha XisbigaSomalia, Sweden, Norway, Kenya
Website
https://www.ssupparty.com/

Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed حزب الوحدة الاجتماعية الصومالية Somali Social Unity Party (SSUP) Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed waxaa la aasaasay 2004tii waana Xisbigii ugu horeeyey ee siyaasdeed ee looga dhawaaqo Magaalada Muqdisho tan iyo intii ay dhacday Dowladii kacaanka 1991dii islamarkaana xisbigu wuxuu si toos ah uga howlgalaa gudaha dalka iyo dibaddaba.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maqaalo kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]