Wabiga Jubba
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Webiga Jubba)
Webiga Jubba, ca. Jamaame
Webiga Jubba, Baardheere
Wabiga jubba waa wabiga labaad ee ugu wayn dalka somalia waana wabi aad ubalaaran . Waxaa uu ka soo bilaawdaa wadanka Ethiopia sida wabiga kale ee Shabeele, wabigaan waxoo dalka ka soo galaa gobolka gedo wuxuuna gaaraa ilaa iyo magaalada kismaayo meelaha uu marana waa meelaha ogu taajirsan wadanka Somalia waana dhul beereedyo ah.
[Wax ka bedel] Magaalooyinka uu maro wabigaan
Wabigaan Wuxuu ku dhamaadaa oo uu badda kaga darsoomaa meel la yiraahdo (Goobweyn) oo Kismaayo u jirta 25km. Biyaha webiga ee ku qulqulayo waxay quud iyo nasteexo u yihiin naflayda Badwaynta Hindiya oo uu webiga biyaha cas ku daro kuwa buluuga ah ee badda.