Jubaland

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Asania)
U bood: gooshitaan, raadi
Jubaland
Dawlad Goboleedka Jubaland
ولاية أرض جوبا الصومال

Jabaland State of Somalia
Calanka Jubaland Astaanta Jubaland
Halkudheg: "Kismaayo" (iyo)
"Kistaada" (lee)
Magaala Madax Kismaayo
Magaalada ugu weyn Bu'aale
Magaalada ugu dadka badan Jilib
Luqadda
(Afka)
Soomaali (Xoogaa Carabi ah)
Magaca kale Dawlad goboleedka Jubaland
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland
(Hirshabeelle)
Xukunka
Nooca
Baarlamaani ?
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam
Madaxwene ku xigeen Barre Hiiraale (Xisbi kama tirsana)
Sharci dajinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Xubnaha U Matala (Baarlamaanka Soomaaliya)
Aqalka Hoose 37 ee ah tirada 275 (2.9%)
Aqalka Sare 8 ee ah tirada 54 (14.8%)
Konfodareeshin Maajo 20, 2014 (12th)
Bedka  Heerka 7aad
Wadarta 113,101 km2 (43,669 sq mi)
Berri 100 km2 (39 sq mi)
Biyo (%) 0 km2 (0 sq mi) (0%)
Heerka Soomaaliya 177.4% ee 637,65 km2
Tirada Dadkka  Heerka 2
Wadarta (2013) 1,606,777 (2013)
Tira sanadeed (2013) 16,067.77/km2 (41,615.3/sq mi)
WSG  Heerka 3aad
Wadarta (2011) C$3.624 billion
Qof qof C$1,556 (3aad)
Furayaasha
Furo Posto SO (gaarka JP)
ISO 3166-2 SO-HS
Waqtiga UTC+3
Furaha Po JP
Midab
Summad
Midab
Website jiro/ Ma jiro
Dhamaan heerka Gobolada

jubada hoose waxay ka mid tahay gobolada ay hada Dawladda kumeelgaadhka ah iyo ehlu suna iyoallshabaab oo ay dhex maraan dagaalo khadhaadh waxan iyana ka dagaalama ciidan kale oo lagu magacaabo raaskaanboni ilaa iyo hada ma jirto guulo tiro badan ay kala gaareen bixiyay. waxaa lafo qalalan feenanaya dhamaan ururada ka dagaalamay gudaha soomaaliya, mana jiro mid ka midd ah oo u adeegaya soomaalidda, waxaana soomaaliya ku diriraya awoodo shisheeye iyo dano shisheeye, dhamaantoodna uma suura gali doonto dahana ay ka leeyihiin, waayo looma soomarin wado fiican, waxaan ku talin lahaa ciddii soomaaliya dan kaleh ha u soo marto waddo saxan, oo shacabka soomaalidu raali ka yihiin, wixii intaas dhaafsiisan waa fashil, waxayna ku danbeeyn khasaare iyo lugooyo, lagu waayay naf iyo maal, azaniya, ururka la baxay waa ururka loogu shaki badan yahay ururada soomaaliya, waxaana lagu haystaa dhowr qaybood, midda koowaad magacu waa magac ceeb ah, soomaalidu diin ahaan iyo dhaqan ahaanba Ceeb ah, midda labaad ninka madaxweynaha ka ah, waa nin si wayn loogu xanto inuu muddo aad udheer gacanta ugu jiray wadanka faransiiska, wuxuu qabaa ganbar udhalatay wadankaas oo cadaan ah, midda afraad, waxaa lacadeeyay inuu heshii lagalay shirkaddo shidaal qodos iyo wadanka kenya oo doonaya inay meel ka mid ah biyaha badda soomaaliya laga hirgaliyo ceel qodis, iyadoo dhowr jeer Dawladda kenya isku dayday, inay baarlamaanka soomaaliya iyod Dawladda soomaaliya ka ansixiso heshii wax kabadalis, badda soomaaliya, kaas oo markii ugu danbeeysay ku dhamaaday fashil iyo ceeb ugu danbeeyntiina, ay Dawladda kenya oo ka careeysan go'aankaas soo qaaday duulaan balaaran, oo cir iyo dhul ah, waxaana laqiyaasayaa in Dawladda kenya aysan ka fiirsan duulaanka soomalaya. wuxuuna ku danbeeyn doonaa fashilkii duulaankii Dawladda ethoipia.

Tixraacyada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Maamul Goboleedyada Soomaaliya Calanka Soomaaliya
 Somaliland ·  Puntland ·  Galmudug ·  Hirshabeelle ·  Koonfur Galbeed Soomaaliya ·  Jubaland
Maqaam gaar ah  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya