Casuus (midab)

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan midabka casuuska.
CasuusHow to read this color infobox
Color icon purple.svg
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka #6A0DAD
sRGBB  (cscgbl) (106, 13, 173)
CMYKH   (bx, bs, h, m) (32, 92, 0, 32)
HSV       (m, j, c) (275°, 92%, 68%)
Source HTML
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)
Taajka boqortooyo wakhti hore jirtay

Casuus (Af Ingiriis : Purple; Af Carabi : ar‎) waa midab ka samaysan iskudhafka (iskudarka) labo midab oo kala casaan jaamud ah iyo buni.[1][2] Marka laga fiiriyo muraayada (dhalada) Kumbuyuutarka, waxaa midabkan laga sameeyaa iskudarka buluuga iyo casaanka.[3]

Iskudarka midabada

Marka la iskudhex daro sadexda midab ee Casaanka, Cagaarka iyo Buluuga ayaa sameeya midabo badan kuwaasi oo ka mid yahay midabkan casuuska ah. Samayskaas dhexdiisa waxaa midabka casuuska laga helaa buluuga iyo casaanka dhexdooda. Sidoo kale waxaa midabkan lagu helaa marka la kala goynayo (jarayo) midabada ayadoo la isticmaalayo habka afka qalaad lagu yidhaahdo 'CMYK color model, taasi oo midabkani ka soo dhex baxo cagaar, huruuda iyo madoowga.

Guud ahaan midabka casuuska ah waxaa markii ugu horeeysay laga dhex helay iskudar midabo badan uu samaynayay saynisyahan Faransiis haa sanadkii 1859kii.

Muuqaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Iskudarka Midabada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Midabo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Webster's New World Dictionary of the American Language (1964)
  2. definition of magenta Archived Diseembar 8, 2015 // Wayback Machine in Oxford dictionary (American English) (US)
  3. Christine E. Barnes (1 February 2011). C&T Publishing Inc. ISBN 9781607051664 http://books.google.com/books?id=23rNl2hwk3AC&pg=PA18#v=onepage&q=magenta%20red%20violet%20color%20theory&f=false. Soo qaatay 27 July 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: