Ceeldheera

Ka Wikipedia

Ceeldheera waa degmo ku taalo gobolka Shabeellaha Dhexe.Degmadani waxay kamidtahay degmooyinka ugu caansan gobolka.Waxayna dhacdaa galbeedka magaalada jowhar oo u jirto qiyaas ahaa 80km .Waxay caan ku tahay suuqweyne oo lagu iibiyo xoolaha iyo dalagbeereed.