U bood nuxurka

Kobernishiyaam

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Cn)

Kobernishiyaam


Kobernishiyaam (ingiriis: Copernicium) astaanta (Cn) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-toban-iyo-labo (112). Curiyaha Kobernishiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 12aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka d-block.

Curiyahan Kobernishiyaam waa bir radioactive ah oo lagu samayn karo laabka (laboratory) oo kali ah. Taas macnaheedu waa si dabiici ah looma heli karo curiyahan. Sidoo kale, isotopeka kali ah ee dagan waa Kobernishiyaam-285 (285Cn) taasi oo leh cimri aad u yar, 29 ilbiriqsi.

Curiyahan waxaa markii ugu horeeysay la sameeyay sanadkii 1996dii xarun cilmi-baadhis oo ku taala dalka Jarmalka, waxayna ugu magac dareen xidigisyahan Nicolaus Copernicus.


Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha → 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
↓ Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr