Fasaxyada dadweynaha ee Somaliland
Appearance
Ciidaha guud ee Somaliland waxay ku saleysan yihiin laba nidaamyo taariikheed oo rasmi ah : kalandarka Gregorian oo ugu horrayn, iyo kalandarka bilaha Islaamka ee ciidaha diinta. [1]
| Taariikhda | Magaca Ingiriisiga | Magaca deegaanka | |
|---|---|---|---|
| Kalandarka Miilaadiga | |||
| 1 January | New Year's Day | Maalinta Sannadka Cusub | |
| 1 may | Labour Day | Maalinta Shaqaalaha | |
| 18 May | Somaliland Declaration of Independence | Ku dhawaaqida Gooni isu taaga Somaliland | |
| 26 June | Independence Day State of Somaliland | Maalinta Madaxbanaanida (Maamulka Somaliland) | |
| Kalandarka dayaxa ee Islaamka | |||
| 12 Rabiicul-Awwal | Dhalashada Muxamed | Mawliid Nabi | |
| 27 Rajab | Muxamed Muxuu u Furay Janada | Isra iyo Micraaj | |
| 1 Shawaal | Dhamaadka Ramadaan | Ciidul fidriga | |
| 10 Dhul Xijja | Fesatka allabariga | Ciidul Adxaa | |
| 1 Muxarram | Sannadka Cusub ee Islaamka | Sannadka Cusub ee Islaamka | |
| 10 Muxarram | Caashuuraa | Caashuuraa | |
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Fasaxyada dadweynaha ee Jabuuti
- Fasaxyada ciidaha ee Soomaaliya