Kalandarka Miilaadiga
Appearance
Diseembar | ||||||
Sabti | Axad | Isniin | Talaado | Arbaco | Khamiis | Jimco |
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | |
7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 |
14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 |
21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 |
28 | 29 | 30 | 31 | |||
2024 |
Kalandar, Maalintiris (Af Ingiriis : calendar; Af Carabi : ar) waa nidaam lagu habeeyo, xafido, xisaabiyo wakhtiga maalmaha, todobaadka, billaha, sanadada, qarniyada iyo wixii ka badan. Kalandarka wuxuu dadka ka caawiyaa ineey aaqoonsadaan ciidaha iyo dabaaldegyada diiniga, bulshooyinka, ganacsiga ama ujeedooyinka maamulka.
Kalandarka Miilaadiga waa magac tirsi-sanadeed, wuxuu ka soo bilowdaa dhalashaddii Nebi Ciise, wuxuu ka koobanyahay 12 bilood oo ku kala dhamaada 28, 29, 30 iyo 31. Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.
Bilaha Miilaadiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Bilaha Miilaadiga:
Sidoo Kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Maalintiris
- bilaha
- Todobaadyada iyo
- Maalmaha
- Kalandar
- Kalandarka Hijriga
- Kalandarka Miilaadiga
- Bil
- Bilaha Islaamka