Gegada diyaaradaha Berbera
Appearance
Gegada Diyaaradaha Berbera Berbera Airport | |||
---|---|---|---|
[[Image:![]() | |||
Muuqaalka garoonka Berbera. | |||
IATA: BBO – ICAO: HCMI | |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | Dadweyne / Ciidanka Xooga | ||
Milkiilaha | Wasaarada Gaagiidka iyo Duulista Somaliland | ||
Adeegyada | Berbera, Somaliland | ||
Joogga Heerka badda | 30 ft / 7 m | ||
Isuduwe | 10°23′21″N 044°56′28″E / 10.38917°N 44.94111°ECoordinates: 10°23′21″N 044°56′28″E / 10.38917°N 44.94111°E | ||
Maabka | |||
Script error: The function "Somaliland" does not exist.Meesha garoonku ku yaalo | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
ft | m | ||
05/23 | 13,582 | 4,140 | Wado laami |
Gegada Diyaaradaha Berbera (Af Ingiriis : Berbera Airport; (IATA: BBO[1], ICAO: HCMI)) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Berbera, maamulka Somaliland. Inkastoo caalamku ku tiro madaar Soomaaliyeed, Garoonka Berbera wuxuu hoostegaa Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Somaliland. Dib u cusboonaysiin lagu sameeyay sanadkii 2015ka ayaa waxaa laga dhisay wado laami ah oo dhan 12 km.[2]

Garoono Kale Somaliland
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Somaliland.
La Xidhiidha
- ICAO
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ . International Air Transport Association http://www.iata.org/publications/Pages/code-search.aspx. Soo qaatay 23 September 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Berbera, a city in the northwestern Woqooyi Galbeed province in the Somaliland/Somalia. A new terminal and fence were built in 2015.