Guruubka 17

Ka Wikipedia

G 16aad < Guruubka 17aad > G 18aad

Curiyaha Foloriinta.
Curiyaha Koloriinta
Curiyaha Boromiinta
Curiyaha Aaydhiinta

Guruubka 17aad waa Halogenka oo ah guuto curiyeyaal hawo, dareere iyo adke ah kuwaas oo leh astaamo kimiko isku mid ah.

Marka heerkulku caadiga yahay, curiyeyaasha hawoda ah waa midab casaan ah, kuwa dareeraha ahi waa cagaar, halka kuwa adkaha ahi leeyihiim midab madoow ah.

Halogensku waa shan curiye ee guruubka 17aad ee Diwaanka Curiye kuwaas oo kala ah: Foloriin (F), Koloriin (Cl), [Boromiin]] (Br), Aaydhiin (I), iyo Astatiin (At).

Neefaha Halogenska waa guutada kali ah ee dhamaan 118da Curiye laga helo sadexda marxaladood ee walaxda - adke, dareere iyo hawo. Dhinaca kale, dhamaan xubnaha halogenska waxay noqdaan asiidh (acid) markey la falgalaan Haydarojiinta, waxaana laga soo dhex saaraa macdanta cusbada. Dhamaantood waa sun.