Habardugaag

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

habardugaag waxaa af ingiriis lagu dhahaa carnivore.

Lions and a Zebra a.jpg

habardugaag ( ) waa xoolaha, dadka, xayawaank iyo dhamaan noolaha quuta ama cuna hilibka iyo dhiiga.

Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibk waxaana loo yaqaanaa Waxwalbacune. Xayawaanka cuna dhirta oo kali ah waxaa loo yaqaanaa dhircun.