Liini

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan midabka oranjka. Haku khaldin liinta.
Boga "oranji" halkan ayaa laga soo toosiyay
LiiniHow to read this color infobox
Color icon orange v2.svg
Xidhiidhka Midabada
Dherer 590–620 nm
Xawaare 505–480 THz
About these coordinates     Midabu Xidhiidhiye
Qoraalka midabka #FF7F00
sRGBB  (cscgbl) (255, 127, 0)
CMYKH   (bx, bs, h, m) (0, 50, 100, 0)
HSV       (m, j, c) (30°, 100%, 100%)
Source HTML Colour Chart @30
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)

Liini (Af-Ingiriis: Orange; Af-Carabi: برتقالي) waa midabka u dhexeeya casaanka iyo huruuda, waana midab la sameeyo wakhtiga wax la rinjiyeeynayo. Magaca midabkan waxaa laga keenay khudaarta liinta. Dhaqanka deegaano badan oo caalamka ah waxaa midabka liiniga loo yaqaanaa mid u taagan ku qanacsani, saa'id, dab (olol), halis, xarakaad adag, tijaabo iyo iskafiirin, xilliga dayrta, iyo waxyaabo kale. Laakiin meelo kale oo ka mid ah qaarada Aasiya midabkan wuxuu astaan u yahay diinta Budhaha iyo Hindisamka.[1]

Guud ahaan, midabka liiniga ah waxaa loogu magac-daray midabka liin macaan bislaatay (taasi oo ah midab huruud iyo casaan khafiif ah).[2]

Sida Dabiiciga iyo Dhaqanada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikhda iyo Farshaxanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Wakhtiyadii hore ee wadanka Masar, khubarada farshaxanku waxay aad u isticmaali jireen midab u eg liiniga oo lagu magacaabi jirey "realga" kaasi ooy ku sharaxi jireen qabriyada iyo meelaha ugu fiican qariga boqortooyada.


Muuqaalka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Noocyo Ka Mida Liiniga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Midabo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Midabo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Eva Heller, Psychologie de la couleur: effets et symboliques, pp. 149–158
  2. Paterson, Ian (2003). A Dictionary of Colour: A Lexicon of the Language of Colour (1st paperback ed.). London: Thorogood (published 2004). p. 280. ISBN 1-85418-375-3. OCLC 60411025{{inconsistent citations}} 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: