Mishigaan

Ka Wikipedia
Baroon
Boobeyaal
Dabajeex ama PKM


Mishigaan (Af Ingiriis : A machine gun, Af Carabi : ar‎) waa qori walba oo boobe ah weyn iyo yar, kaasoo xabad kaliyaalaha uga duwan baaska uu uga dhaco qasand cabaysan ama silis buuxa, waxaa ay u qaybsamaaan kuwo culus sida Dhishiikaha Baroonka, Shilkaha Siikaawaha, iyo kuwo fudud sida Aakaha M16ka Dabajeexa Aar bee Deega Aar Bee Keeyga iyo kuwo kaloo badan. waxaa sameeya wadmo badan oo Aduunka ah sida Ruushka Jarmalka Maraykana Shinaha iyo wadamo aad u badan.

A U.S. Navy 7.62 mm GAU-17/A Minigun. It is externally powered by an electric motor (seen on top) that powers the loading, priming, and firing mechanism. Also, note the spade grips, pintle mount and rapid cartridge case ejection.