Qalimoow

Ka Wikipedia

Qalimoow

Qalimow waa degmo kamid Shabeellaha Dhexe Qalimoow waxey isku xertaa Degmada Balcad iyo Caasimada Hirshabeele ee Jowhar. degmada Qalimoow waa degmo dhul beereedka caan ku ah degmada waxaa hoosyimada deegano badan sida Gololey keeysaney saarsaare Jameeco Buurfule Gawaaney Malkaroor Doonka lafogare

Xafadaha degmada Qalimow waa 2 xaafad

1:Buulo macaaney 2: kiimka xafada ugu wayn waa buulo macaney

Qalimoow waa deegaan cagaran dhulberadka ku fiican isku xira muqdisho iyo jowhar Caasimada Hirshabeele degmada qabiilada degan waxaa ugu badan Udejeen iyo moobleen . Abgaal