Qalimow

Ka Wikipedia

Qalimow waa degmo kamid Shabeellaha Dhexe Qalimoow waxey isku xertaa Degmada Balcad iyo Caasimada Hirshabeele ee Jowhar. degmada Qalimoow waa degmo dhul beereedka caan ku ah degmada waxaa hoosyimada deegano badan sida Gololey keeysaney saarsaare Jameeco Buurfule Gawaaney Malkaroor Doonka lafogare


Xafadaha degmada Qalimow waa 2 xaafad

1:Buulo Mugdi 2: kiimka xafada ugu wayn waa Kiimka

Qalimoow waa deegaan cagaran dhulberadka ku fiican isku xira muqdisho iyo jowhar Caasimada Hirshabeele degmada qabiilada degan waxaa ugu badan moobleen iyo Abgaal