Jump to content

Raage Ceele

Ka Wikipedia

Raage Ceelle (Arabic: راغ عيلى , English: (Rage-Elle) waa degmo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

Raaga Ceele waxay ku talaa wadada xeebta isku xirta Muqdisho ilaa gobolada dhexe. Caasimada waxay u jirtaa 107km. Raage Ceele waxay u qaybsanta 5 waaxyood waax walbana waxaa hoostimaada 4 laamood waxayna kala yihiin:

1: Waaxda Warkulan 2: Waaxda Geyfo 3: Waaxda Qoordheere 4: Waaxda Bakajeex

Degmada waxay ku caantahay maahmaahyo ay kamid tahay “Raage Ceele ayaa la rogaa ee marabtaa rooti iyo caano".

Degmada waxaa dego qabiilka Maxamed Muuse oo ka mid ah beesha Galmaax oo ka tirsan beelweynta Abgaal.

Degmada waa degmo taariikh leh wuxuuna jiraa boqolaal sano. Degmo ahaan waxaa u aqoonsaday Dowladii Kacaanka, hadana waxaa gacanta ku haayo [[Dawladda federaalka Soomaaliya iyo Hirshabelle.

Masaajida Degmada waxaa ku yaalo 20 masaajid oo qadiimi ah