Tamarta Jabuuti

Ka Wikipedia

Dalka Jabuuti ma lahan kheyraad shidaal ama gaaska dabiiciga ah. Sidoo kale ma lahan kheyraadka Dhuxul Dhagax iyo macdano kale.[1]

Korontada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wadanka Jabuuti wuxuu xidhiidh la leeyahay Itoobiya oo ka soo iibsato awooda korontada.[2]

Shidaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhamaan noocyada kala duwan ee shidaalka waxaa laga soo dhiifiyaa wadano kale. Sanadkii 2002, qiyaasta shidaalka Jabuuti isticmaashay waxaa lagu qiyaasay 11,410 foosto maalin kasta (1,814 m3/d).

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. DJIBOUTI POWER AFRICA FACT SHEET [1]
  2. The peak annual demand in 2014 was about 90 MW but is expected that it will grow to about 300 MW by around 2020. Electricity supply services are provided through the vertically integrated utility Electricité de Djibouti (EDD).