Madaxweynayaashii Jabuuti

Ka Wikipedia
Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Jabuuti
Hadda xilka haya
Ismaaciil Cumar Geelle

Laga soo bilaabo 8 Maayo 1999
Xarunta Aqalka Madaxtooyada, Caasimada Jabuuti
Muddada xilka 5 sanno
Xilka soo bilaabay Xasan Guuleed Abtidoon
La aas aasay 27 Juun 1977
Mushaarka 10,000 USD sanadkii[1]
Website https://www.presidence.dj/
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Jabuuti
Jaamacada Carabta Xubin ka ah Jaamacada Carabta
Portal icon Africa portal Portal icon Siyaasadda portal

Halkan waxaa ku jira liiska madaxweynayaashii wadanka Jabuuti. Tan iyo markii wadanka Jabuuti qaadatay madax-banaanida sanadkii 1977, waxaa tallada wadanka qabtey labo madaxweyne oo kaliya, kuwaasi oo kala ah Xasan Guuleed Abtidoon iyo Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha tallada haya wadanka Jabuuti waa hogaanka dowlada iyo hogaanka sare ee Ciidanka Xooga.[2] Madaxweyne Ismaaciil wuxuu maamulka wadanka hayaa ilaa 1999.

Diiwaanka Madaxweynayaashii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Flag of Djibouti.svgJamhuuriyadda Jabuuti (1977–hadda) • Emblem of Djibouti.svg
Sawir Magac La Doortey Wakhtiga Tallada Hayay Xisbiga Siyaasadda
Xafiiska Qabtey Xafiiska ka Tegay Muddada Xafiiska hayay
1 Hassan Gouled Aptidon in 26 June 1977.jpg Xasan Guuleed Abtidoon
(1916–2006)
1981
1987
1993
27 Juun 1977 8 Maayo 1999 21 sanno, iyo
315 maalmood
PRP
2 Ismail Omar Guelleh 2018.jpg Ismaaciil Cumar Geelle
(dhashay 1946)
[lower-alpha 1]
1999
2005
2011
2016
2021
8 Maayo 1999 Hadda tallada haya 22 sanno PRP

Doorashadii ugu Dambeysay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Candidate Party Votes %
Ismaaciil Cumar Geelle Xisbiga Horumarka Umadda 112,258 86.68
Cumar Cilmi Kheyre Midowga Badbaadinta Umadda 9,474 7.32
Maxamed Daauud Jehem Midowga Badbaadinta Umadda 2,959 2.28
Mohamed Moussa Ali Musharax madax-banaan 1,982 1.53
Hassan Idriss Ahmed Musharax madax-banaan 1,805 1.39
Djama Abdourahman Djama Musharax madax-banaan 1,029 0.79
Cod-bixin gubatey
Wadar 100
Codbixiyeyaasha isdiiwaangeliyay 187,090
Isha warbixinta: Yeclo

Wargelin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Waxa adeer u ah Xasan Guuleed Abtidoon.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Warbixino Madax Banaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". 29 October 2015. Waxaa laga kaydiyay the original 6 Bisha Sideedaad 2020. Soo qaatay 11 Bisha Tobnaad 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |archive-date= (caawin)
  2. The current president is Ismaïl Omar Guelleh, since 1999.