Gobolada Jabuuti
Appearance
| Regions of Djibouti Gobolada Jabuuti (Somali) Rakaakay Gabuutih (Afar) | |
|---|---|
| Qeybta | gobolo |
| Wadanka | Jamhuuriyada Jabuuti |
| Tirada | 6 Gobol |
| Maamulka Sare | Dowlad |
| Maamulka hoose | Degmo |
Gobolada Jabuuti waa deegaano ku kala duwan dhinaca Juquraafiga kuwaasi oo adeegsadaan maamulka dowladu. Waxaa jira lix maamul heer goboleed.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Jabuuti |
|
|
|
|
Markii ugu horeeysay sanadkii 1914 ayaa dhulka Jabuuti loo qeybiyay labo gobol oo kala ahaa "Gobolka Ciisaha" iyo "Gobolka Danaakiisha".[1]
Markii dowlada Jabuuti qaadatey xornimada sanadkii 1977 ayaa si rasmi ah wadanka loogu kala qeybiyay 6 gobol.
Gobolada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Gobol | Baaxad | Bulshada | Caasimad |
|---|---|---|---|
| Gobolka Jabuuti | 200 km2 | 748,000 | Caasimada Jabuuti |
| Gobolka Cali Sabiix | 2,400 km2 | 71,640 | Cali Sabiix |
| Gobolka Carta | 1,800 km2 | 40,163 | Carta |
| Gobolka Dikhil | 7,200 km2 | 83,409 | Dikhil |
| Gobolka Tajuura | 7,100 km2 | 89,567 | Tajuura |
| Gobolka Obokh | 4,700 km2 | 37,856 | Obokh |