Lacagta Jabuuti
Appearance
Lacagta Jabuuti | |||
---|---|---|---|
Jabuuti frank الفرنك الجيبوتي | |||
| |||
ISO 4217 fure | DJF
| ||
Bankiga dhexe | Bankiga Dhexe ee Jabuuti | ||
Website | www.banque-centrale.dj | ||
Adeegsade | Djibouti | ||
Sicir barar | 2.1% (2015)[1] | ||
Ilaha warbixinta | The World Factbook, 2013. | ||
Sarifka | U.S. dollar = 177.721 frank | ||
Qaybaha | |||
1/100 | senti | ||
Sumad | Fdj | ||
Ka samaysan shilin: 1, 2, 5, 10, 20, 50, 100, 250, 500 Fdj | |||
Ka samaysan warqad: 40 (commemorative), 1000, 2000, 5000, 10,000 Fdj |
Faranka Jabuuti (Af Faransiis : Djiboutian franc; Af Carabi : ar) waa lacagta dowliga ah ee laga isticmaalo wadanka Jabuuti. Lambarka diiwaangelinta caalamiga ah waa ISO 4217, waxaana summad u ah DJF.[2][3]
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sanadkii 1884 waxaa la aasaasay maamulkii Xeebta Soomaaliyeed ee Faransiis wakhtigaas oo lagu istimaali jirey Lacag Faransiis iyo Lacag Hindi. Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 1948 ayaa Jabuuti loo sameeyay lacagta shilinka ah markii ugu horeeysay taasi oo loogu magac-daray "Côte Française des Somalis". Markii wadanka Jabuuti qaatey xoriyada 1977 ayaa dib uhabayn balaadhan lagu sameeyay lacagta wadanka.[4]
Shilinka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Muuqaalo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ The World Factbook, 2013 est.
- ↑ infotech (2003) catalogue World cata
- ↑ World Reserve Bank
- ↑ From 1884, when the French Somaliland protectorate was established, the French franc circulated alongside the Indian rupee and the Maria Theresa thaler.