Magaalooyinka Jabuuti
Appearance
Halkan waxaa ku jira Diiwaanka (liiska) magaalooyinka wadanka Jabuuti taasi oo laga soo xigtey tirokoobkii 2009ka. Dhamaan deegaanada ku dhaqan yihiin dad ka badan 10,000 ayaa halkan ku jira.
Diiwaanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Heerka | Magaalo | Bulsho (2009 Census) | Baaxad (km²) |
---|---|---|---|
1 | Caasimada Jabuuti | 475,322 | 93 |
2 | Cali Sabiix | 37,939 | 12 |
3 | Dikhil | 24,886 | 4 |
4 | Tadjoora | 14,820 | 3 |
5 | Carta | 13,260 | 2 |
6 | Obokh | 11,706 | 2 |
Kuwo kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- As Ela (ايلى)
- Assamo (أسامو)
- Balho (بالهو)
- Chebelle (شبيلي)
- Daimoli (دايمولي)
- Daoudaouya (داوديا)
- Dorale (دورال)
- Doumera (دوميرا)
- Godoria (غودوريا)
- Khor Angar (خور أنغار)
- Randa (راندا)
- Ras Siyyan (رأس سيان)
- Sagallou (ساجالو)
- Yoboki (يوبوكي)