Jump to content

Diiwaanka Caasimadaha Afrika

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Caasimadaha Afrika)
Meesha Afrika dhacdo

Hoos waxaa ku xusan Diiwaanka Caasimadaha Afrika (Af Ingiriis : lists of cities in Africa).

Qaarada Afrika waxaa ku yaala magaalooyin waaweyn kuwaasi oo caalami ah, isla markaana u dhigma caasimadaha caalamig ah ee dunida inteeda kale. Si kastaba ha ahaatee, in badan oo caasimadahan ah waa magaalo madaxda wadanadaasi, kuwo kale waa xarumo ganacsi oo waaweyn, halka caasimado kale taariikhi yihiin.

Guud ahaan, qaarada Afrika waxaa ugu caansan caasimadahan hoos ku xusan:

Heerka Caasimad Wadanka Maamulka gaadhsan[1] Bulshada Sawir
(2010; Tiro QM)[2] (2010-01-01;
citypopulation.de)
[3]
1 Lagos  Nigeria 13,400,000 (2007)[4] 17,578,000 21,000,000[5]
2 Qaahiro  Masar 7,786,640 (2006)
Governorate
11,001,000 15,200,000
3 Kinshasa-Barasafille  Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo
 Jamhuuriyadda Kongo
5,528,000 (1998) Gobolka (Kinshasa)[6]
1,373,382 (2007) Degmada (Brazzaville)
8,754,000 11,300,000
4 Johannesburg

 Koonfur Afrika

3,888,180 (2007)
2 magaalooyin waaweyn oo isku xidhan
3,670,000 7,550,000[7]
5 Mogadishu Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

2,855,800 (2011) 6,346,000 5,845,000
6 Khartoum-Omdurman  Suudaan 2,919,773 (1993)
3 caasimadood oo ku hareersan Khartoum
5,172,000 4,975,000
7 Dar es Salaam  Tansaaniya 4,364,541 (2012)
Mkoa
4,364,541 4,700,000
8 Alexandria  Masar 4,110,015 (2006)
Governorate
4,387,000 4,575,000
9 Abidjan  Ivory Coast 4,210,200 (2002)
Département
4,125,000 4,400,000
10 Casablanca [[File:{{{flag alias}}}|22x20px|border |alt=|link=]] Morocco 4 055 807(2012)
Région
3,284,000 3,975,000
11 Kab town

 Koonfur Afrika

3,497,097 (2007)
Metropolitan municipality
3,405,000 3,775,000
12 Durban

 Koonfur Afrika

3,468,086 (2007)
Metropolitan municipality
2,879,000 3,650,000
13 Accra

 Gaana

1,659,136 (2000)
District (Accra Metropolitan Area)
2,342,000 3,575,000
14 Nairobi

 Kiinya

3,138,295 (2009)
Nairobi administrative area
3,523,000 3,500,000
15 Kano  Nigeria 2,153,225 (2006)
6 local government areas of Kano proper
3,395,000 9,383,682
16 Ibadan  Nigeria 1,338,659 (2006)
5 local government areas of Ibadan proper
2,837,000 3,375,000
17 Algiers Aljeeriya 2,947,461 (2008)
Wilaya
3,100,000 3,175,000
18 Addis Ababa  Itoobiya 2,738,248 (2007)
Astedader
2,930,000 3,100,000
19 Luanda  Angola 1,823,282 (2002)
Provincia
4,772,000 3,100,000
20 Dakar  Senegal 2,452,656 (2005)
Région
2,863,000 2,675,000
21 Pretoria

 Koonfur Afrika

2,345,908 (2007)
Metropolitan municipality
1,429,000 2,525,000
22 Tripoli  Liibiya 2,222,000 (2006)
Mutsarfiyah
2,267,000 2,325,000
23 Harare  Zimbabwe 1,903,510 (2002)
Province
1,632,000 2,300,000
24 Douala  Cameroon 1,514,978 (2001)
Wouri département
2,125,000 2,200,000
25 Niamey  Nayjeeriya 2,100,000 (2013)
Province
2,110,000 2,111,000
26 Hargeisa Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

1,414,978 (2011) 1,340,000 2,290,000
27 Abuja  Nigeria 1,405,201 (2006)
Federal Capital Territory
1,995,000 Not listed
27 Lusaka

 Saambiya

1,742,979 1,799,682 [8] 1,985,733 [9]
28 Kampala  Uganda 1,337,900 (2005)
District
1,598,000 1,970,000
29 Bamako Mali 1,215,335 (2005)
District
1,699,000 1,920,000
30 Mabuto  Mozambique 1,099,102 (2007)
Province-level city
1,655,000 1,910,000
31 Rabat [[File:{{{flag alias}}}|22x20px|border |alt=|link=]] Morocco 627,932 (2004)
Préfecture
1,802,000 1,890,000
32 Antananarivo

 Madagaskar

1,879,000 1,860,000
33 Yaoundé  Cameroon 1,248,235 (2001)
Mfoundi département
1,801,000 1,750,000
34 Ouagadougou  Burkina Faso 1,475,223 (2006)
Municipality
1,908,000 1,700,000
35 Konakri  Guinea 1,092,936 (1996)
Région
1,653,000 1,690,000
36 Kaduna

 Nayjar

760,084 (2006)
2 local government areas of Kaduna
1,561,000 1,670,000
37 Kumasi

 Gaana

1,171,311 (2000)
District (Kumasi Metropolitan Area)
1,834,000 1,630,000
38 Lubumbashi  Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo 1,543,000 1,570,000
39 Mbuji-Mayi  Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo 1,488,000 1,520,000
40 Oran Aljeeriya 634,112 (1998)
Commune
770,000 1,260,000
41 Asmara Eratareya 1,240,000 1,325,000
42 Port Harcourt  Nigeria 541,116 (2006)
Local government area
1,104,000 1,230,000
43 Tunis  Tunisia 911,643 (2005)
Municipality
1,108,000 1,210,000
44 Freetown  Sierra Leone 947,122 (2004)
Western Area province
901,000 1,200,000
45 Cotonou  Benin 665,100 (2002)
Commune
844,000 1,150,000
46 Vereeniging

 Koonfur Afrika

800,819 (2007)
District municipality
1,143,000 Not listed
47 Fès [[File:{{{flag alias}}}|22x20px|border |alt=|link=]] Morocco 977,946 (2004)
Préfecture
1,065,000 1,110,000
48 Djibouti City  Djibouti 529,000 (2015)
Local government area
49 Maiduguri  Nigeria 521,492 (2006)
Local government area
970,000 1,100,000
50 Monrovia  Liberia 1,010,970 (2008)
Municipality
827,000 1,080,000
51 Port Elizabeth

 Koonfur Afrika

1,050,930 (2007)
Metropolitan municipality (Nelson Mandela Bay)
1,068,000 1,070,000
52 Huambo  Angola 1,034,000 Not listed
53 Ogbomosho  Nigeria 1,032,000 Not listed
54 Zaria  Nigeria 408,198 (2006)
Local government area
963,000 1,030,000
55 Ndjamena  Jad 829,000 1,020,000

portal africa geography

  1. Latest figures from national census authority
  2. United Nations, World Urbanization Prospects (2009 revision) Archived Oktoobar 31, 2013 // Wayback Machine
  3. Thomas Brinkoff, The Principal Agglomerations of the World
  4. . City Mayors. 6 January 2007 http://www.citymayors.com/statistics/largest-cities-density-125.html. Soo qaatay 16 March 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. cfr.org
  6. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-12-10. Soo qaatay 2016-08-20.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  7. marka lagu daro Ekurhuleni, taasi oo led bulsho gaadhaysa 3,157,000
  8. geohive.com
  9. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2013-10-19. Soo qaatay 2016-08-20.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)