Kab town

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kab Town

Kab Town ama Cape town (keb Town) waa caasimada labaad ee dalka Koonfur Afrika. Magaaladaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 3.5 miliyan oo qof. magaalada Cape town waxaa abaabulay gumeestihii holandeeska taariikhda marka ee eheed 1652.

Ugaarsiga Ganacsatada Soomaaliyeed[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Magaaladaan waa magaalada ugu xun aduunka marka la fiiriyo dhinaca tuugada ama mooryaanta. Cape town waa meesha kaliya ee aduunka oo lagu soo raasado ganacsatada soomaaliyeed.Magaaladaan dad badan oo ganacsato soomaaliyeed aa lagu dilaa ayaga oo waxba sameenin, dadka la soo ugaarsado waa soomaalida kaliya ayada oo halkaas ee joogaan qoomiyado kale oo wadankaas ka ganacsato. tuugada so raasato waa madowga Kooonfur afrika oo diidan in ee shacabka soomaaliyeed ka furtaan ganacsi dalkooda, siyaasiinta koonfur afrika neh maka hadlaan. Wadanka Koonfur Afrika waa meesha ugu cusuriga badan caalamka, waana meesha ugu tuugada badan.



Caasimadaha Afrika
Abuja · Akara · Addis Abeba · Algiers · Antananarifo · Asmara · Bamako · Bangui · Banjul · Bissau · Barasafille · Bujumbura · Dakar · Dodoma · Freetown · Gaborone · Harare · Bort Lois · Borto-Novo · Braia · Jamestown · Jabuuti · Juba · Kambaala · Kab town · Konakry · Khartuum · Kigali · Kinshasa‎ · Librefille · Lilongwe · Lobamba · Lome · Luanda · Lusaka · Malabo · Mamawdsaw · Mabuto · Maseru · Mabane · Muqdisho · Monrofia · Moroni · Nayroobi · Nijamiina · Niamey · Nawakshot · Ouagadougou · Qaahiro · Rabat · Saint-Denis · Sao Tome · Triboli · Tunis · Fiktoria · Windhoek · Yawunde · Yamoussoukro