Madaxweynayaashii Jabuuti
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Madaxweynaha Jabuuti)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti | |
---|---|
Xarunta | Aqalka Madaxtooyada, Caasimada Jabuuti |
Muddada xilka | 5 sanno |
Xilka soo bilaabay | Xasan Guuleed Abtidoon |
La aas aasay | 27 Juun 1977 |
Mushaarka | 10,000 USD sanadkii[1] |
Website | https://www.presidence.dj/ |
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Jabuuti |
Xubin ka ah Jaamacada Carabta |
Dastuurka |
|
|
|
Africa portal Siyaasadda portal |
Halkan waxaa ku jira liiska madaxweynayaashii wadanka Jabuuti. Tan iyo markii wadanka Jabuuti qaadatay madax-banaanida sanadkii 1977, waxaa tallada wadanka qabtey labo madaxweyne oo kaliya, kuwaasi oo kala ah Xasan Guuleed Abtidoon iyo Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha tallada haya wadanka Jabuuti waa hogaanka dowlada iyo hogaanka sare ee Ciidanka Xooga.[2] Madaxweyne Ismaaciil wuxuu maamulka wadanka hayaa ilaa 1999.
Diiwaanka Madaxweynayaashii
[wax ka badal | wax ka badal xogta]• Jamhuuriyadda Jabuuti (1977–hadda) • | |||||||
№ | Sawir | Magac | La Doortey | Wakhtiga Tallada Hayay | Xisbiga Siyaasadda | ||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Xafiiska Qabtey | Xafiiska ka Tegay | Muddada Xafiiska hayay | |||||
1 | Xasan Guuleed Abtidoon (1916–2006) |
1981 1987 1993 |
27 Juun 1977 | 8 Maayo 1999 | 21 sanno, iyo 315 maalmood |
PRP | |
2 | Ismaaciil Cumar Geelle (dhashay 1946) [lower-alpha 1] |
1999 2005 2011 2016 2021 |
8 Maayo 1999 | Hadda tallada haya | 22 sanno | PRP |
Doorashadii ugu Dambeysay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Maqaal dhamaystiran: Doorashada Madaxweynaha Jabuuti 2016
Candidate | Party | Votes | % |
---|---|---|---|
Ismaaciil Cumar Geelle | Xisbiga Horumarka Umadda | 112,258 | 86.68 |
Cumar Cilmi Kheyre | Midowga Badbaadinta Umadda | 9,474 | 7.32 |
Maxamed Daauud Jehem | Midowga Badbaadinta Umadda | 2,959 | 2.28 |
Mohamed Moussa Ali | Musharax madax-banaan | 1,982 | 1.53 |
Hassan Idriss Ahmed | Musharax madax-banaan | 1,805 | 1.39 |
Djama Abdourahman Djama | Musharax madax-banaan | 1,029 | 0.79 |
Cod-bixin gubatey | – | ||
Wadar | 100 | ||
Codbixiyeyaasha isdiiwaangeliyay | 187,090 | ||
Isha warbixinta: Yeclo |
Wargelin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Waxa adeer u ah Xasan Guuleed Abtidoon.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Warbixino Madax Banaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Nuqul Archive". 29 October 2015. Waxaa laga kaydiyay the original 6 Bisha Sideedaad 2020. Soo qaatay 11 Bisha Tobnaad 2020. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|access-date=, |archive-date=
(caawin) - ↑ The current president is Ismaïl Omar Guelleh, since 1999.