User talk:Abshirdheere/Archive 3

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Kaydka wadahadalka Bogga Kaydka wadahadalada Waxaa ku jira wadahadallo hore. Fadlan Waxbaا haka bedelin waxa ku jira boggaan. haddii aad dooneeyso inaad furto wadahadallo cusub, waxaad u milicsan kartaa Bogga wadahadalka ee aad hadda joogto.

Fajac iyo Yaab[wax ka badal xogta]

Waan ku salaamay Abshir Dheere Somali Wikipedia is-bedel aanan weli fahmin ayaa ku yimid; maamulku 4 ayuu ahaan jirey hadana waa 3 ama 2. Mida ugu darani waa markii iigu dambeeysay maqaalada ku jira so.wikipedia waxeey ahaayeen 33,500+ bog hadana waxaa meesha ku jira 3,600 maqaal bog, template, fayl midaasi oon macquul ahayn. Aniga oo kali ah ayaa waxaan qoray, wax ka bedelay 2,000+ bog. Marka saaxiib "what's going on?!!" I'm asking you this because you are here all the time, I come and leave while you still around, so I believe you know better than all. Mahadsanid, Ismail Suge (talk) 10:12, 10 Febraayo 2014 (UTC)[reply]

Salaam Abshir. Please see Wikipedia:Requests for adminship#renewal 2 --Zack (talk) 01:47, 12 Febraayo 2014 (UTC)[reply]

Wikipedia:Requested articles[wax ka badal xogta]

Wikipedia:Requested articles - Here we no such page. I do not understand Somali language. Would be helpful if you create. --194.187.135.162 21:37, 15 Febraayo 2014 (UTC)[reply]

Hi Abshirdheere, my name is JurgenNL. I am a global sysop, what means I have sysop tools on small wiki's, like this wiki. Yesterday I found the Category:Delete what was very full with old vandalism and spam pages. I saw you did many of these requests. Maybe you could conside to start a vote (eg. in your village pump). If there is consensus in your local community, you can request stewards to grant you the sysop bit on m:SRP. If you need help, please let me know on my talk page. Sincerely, JurgenNL (talk) 09:39, 18 Maarso 2014 (UTC)

مرحبا Abshirdheere إرسل لي بريدك لأرسل لك كود تحديث هذا القالب ويمكنك أن تضيف ويكي الصومالي أو أي ويكي أخر للقالب. تحياتي--عباس 15:37, 9 May 2014 (UTC)

Your temporary access has expired[wax ka badal xogta]

Hello, the temporary access you requested on this wiki has expired. Just to let you know that If you want it back, feel free to make a new local voting/request and open a new request on stewards' permission request page on Meta-Wiki later. Please ask me or any other steward if you have any questions. Thank you! --MF-Warburg (talk) 19:49, 18 Agoosto 2014 (UTC)[reply]

Thanks a lot, almost two months have gone on vacation a few days ago I went back and I found my accont has been disabled (Sysop) now I'm ready to request it

Thanks Abshirdheere 19:02, 23 Agoosto 2014 (UTC)[reply]

Suggestion[wax ka badal xogta]

Please see https://meta.wikimedia.org/w/index.php?title=Steward_requests/Permissions&diff=prev&oldid=9730797. -- Avi (talk) 17:32, 2 Sebteembar 2014 (UTC)[reply]

waad salamanta ahay[wax ka badal xogta]

saxib adiga iyo inta isku taxlujiso dib u dhiska iyo hormarinta afka somaliga ee wikipedia waxaana jeclahay in sidiina oo kale aan ka qayb qaato hormarinta begg-kan ee afka somaliga dhanka maqlada warbixinada iyo dhacdoyinka maalin laha ah, lakin in badan ka ma`aqaano habka wax loogaliyo ama halka lagu soo diro warbixinada si aan taasi u ogaado waxaan u baahanahay talooyin ku saabsan mahadsanidin

Hello! Could you translate an article about boycott of Russian goods in Ukraine for the Somali Wikipedia? Thanks for the help!--Trydence (talk) 07:26, 3 Diseembar 2014 (UTC)[reply]

Re: I'm sorry, I can not translate this article Because I consider this idea incitement and racism if you tell the truth you did ban gas that come of russia, This idea rejected. --Abshirdheere (talk) 11:46, 17 Jannaayo 2015 (UTC)[reply]

Interwiki links in templates[wax ka badal xogta]

Hello. I am a pro wiki user from another language.

I am working along with my bot to collect and clean up interwiki links for Wikidata. I faced some strangeness reported by the bot: here some articles could not clean up. When I investigated, I found that templates which they were using are messed up with flawed interwiki links (wrong matched and mixed) and they originally caused by your bot, AbshirBot, edits about April 2014. Perhaps subtemplate's interwiki link gathering were the root of problem. So I must notify the problem to you.

I do not know that how many templates has affected. You do not need to fix this but I suggest your bot could remove interwiki links from ALL templates since Wikidata already has their true linkage. --Octahedron80 (talk) 17:17, 1 Febraayo 2015 (UTC)[reply]


Hello Mr Octahedron80 excuse me, again, because the answer is not the right time, I had some mistakes from python or compact

IOError: [Errno 2] No such file or directory: 'C:\\Pywikipedia\\.git/refs/heads/ master'

that is why I can not use my robot or AbshirBot I try to correct manually thanks 11:16, 7 Abriil 2015 (UTC) 11:19, 7 Abriil 2015 (UTC)

Ciao Fratello! un aiuto per tradurre in somalo e arabo it:Giusva Branca. grazie mille[wax ka badal xogta]

Carissimo, ti scrivo per chiederti se puoi tradurre in somalo e arabo l'articolo che ti ho indicato. naturalmente poi passa da me per il cambio di favore. grazie mille--Luigi Salvatore Vadacchino (talk) 13:14, 18 Abriil 2015 (UTC)[reply]

Federal Parliament of Somalia[wax ka badal xogta]

Hi Abshirdheere. The parlament map was renamed following your request. You can see it here. Good job ;) --CortoFrancese (talk) 16:48, 17 Juun 2015 (UTC)[reply]

wiki 1.26 requires change to MediaWiki:Gadgets-defintiion file[wax ka badal xogta]

wiki 1.26 requires a change to

MediaWiki:Gadgets-definition

to support gadgets. The enwiki version, which is working fine, has this entry in the above file for GoogleTrans:

GoogleTrans[ResourceLoader]|GoogleTrans.js

Endo999 (talk) 15:11, 8 Agoosto 2015 (UTC)[reply]

Sxb Salaan iyo Codsi[wax ka badal xogta]

Abshir dheere salaan sare sxb. Waxaan filayaa in waayaha aduunka iyo nolol aad ku mashquushay. Taasi waan fahmi karaa sababtoo ah aniga lafteyda ayaa in badan iska mashquul ahaa. Intaas ka dib, sxb boga hore ee wikipediahan ood adigu hagaajisay wuu khalkhalsan yahay, maalin kasta waxaa soo baxa linki bilaa qoraal ah.. markaa sameeyo maqaal waxaa dib u soo baxa mid horeeyay oo Talyaaniga ku saabsan. Koleey howshaasi adiga ayaa khabiir ku ahaa, waxaan kaa codsanayaa inaad howshaasi isku dubarido ama aad tilmaan aniga i siiso si howshu u sii socoto. Xasuusnoow meeshan wakhti badan iyo dadaal badan ayaa adiga, aniga iyo in badan oo kale ka galay markaa si sahal ah ugama tegi karno. Mahadsanid Ismail Suge (talk) 19:23, 1 Nofeembar 2015 (UTC)[reply]

Waa mahadsantahay Ismaaciil, waan isku dayaa inaan hagaajiyo. Qoraalka aan kuu soo diray fadlan ku shub MediaWiki:FileUploadWizard.js Mahadsanid

Abshirdheere

09:42, 8 Nofeembar 2015 (UTC)

Sxb salaan ka dib, ma fahmin mana arag qoraalka aad iga codsatay inaan ku shubo MediaWiki. Fadan ii jilci halkaas. Mahadsanid, Ismail Suge (talk) 18:06, 20 Nofeembar 2015 (UTC)[reply]

codsi iyo sacab[wax ka badal xogta]

abshir dheere ugu horreyn waan ku salaamya ,waxaa tahay nin ku qaali ah dhamaan bulsho weynta afka soomaaliga ku hadasha gaar ahaan inta danaysa farriimaha afsoomaaliga ku qoran ee wikipedia dabcan waad ku mahadsantahay dadaalkaaga geesinimada ku dheehan ee aad kasameysay horumarinta baahinta iyo casriyeynta afka soomaaliga, aniga lafahaantaydu waxaan aad u daneeyaa farriimaha soomaaliga ku qoran si aan soomaaliga u tusno umadaha kale, sidoo kale badinta qoraalada soomaaliga ku qoran ee bogga wikipediayaha,waxaan garanayaa xoogaa afaf qalaad ah waxaanna awoodaa inaan turjumo xogaha afafka kale ku qoran , hase ahaatee aqoon igu filan uma lihi hab adeegsiga boggan, in kastoo aan qayb ka qaatay habaynta iyo isku dubbaridda maqaalooyinka qaarkood hadda waxaan turjumay dhowr maqaalo laakiin iima suurtoobin inaan bogga hore soo geliyo, fadlan hadii aad awooddo cawinaad ayaan kaaga baahanahay mahadsanid.....c,llahi faracadde


Walaal Faracadde, waad ku mahadsantahay farriintaada waana soo dhoweynayaa ruux kasta ee doonaya horumarinta qoraallada Af-Soomaaliga ku qoran ee Wikipedia, aniga markii hore aqoon uma lahayn waxaan khibrad ku helay tijaabin kadibna waxaan isku dayey inaan ka bilaabo waxyaabaha ishu qabaynayso inaan horumariyo.

Waxaa fiican maqaallada ku jira qaybtaan Af-Soomaaliga in la dayac-tiro maxaa yeelay qaarkood waxba kuma qorna. Mahadsanid tiyaarna waxaan u ahay wixii aad isoo waydiiso inaan kaa acaawiyo. Waxaad isku daydaa inaad aqriso Farriinta uu kuu soo diray Bot-kayga AbshirBot ee ku jirta halkaan Faracadde

Abshirdheere 12:44, 24 Diseembar 2015 (UTC)[reply]

Salaan sare sxb, waxaan jeclaan lahaa inaan kuu soo bandhigo fikrad mudo i dhex guuxaysay. Sidaan ognahay waxaad adigu aad ugu fiican tahay tifaftirka iyo qurxinta bogaga anigana turjumaada iyo balaadhinta maqaalada; markaa sideed u argtaa hadii aan iskaashano oo qorshe sameeyno.
Si wada-jir ah waxaan u sameyn kartaa barnaamijyo bille ah; tusaale ahaan bisha koowaad inaan sameeyno maqaalo ku saabsan Sayniska, bisha labaad Taariikhda; bisha sadexaad Siyaasada IWM.
Waxaan sidoo kale heli karnaa isticmaalayaan aan ka codsano balaadhinta bogaga aan abuurno.
Isku-soo duub, waan ogahay inaad mashquul tahay, aniga lafteydu waan shaqeeya waxna bartaa, sidaas ay tahay wakhtiga yar ee meesha gelino ayaa ka dhigi karnaa mid faa'iido leh.
Sideed u aragta fikirka?
Mahadsanid,

Ismail Suge (talk) 23:36, 26 Diseembar 2015 (UTC)

.

Mudane Ismail Suge, waad ku mahadsantahay waana wax fiican howsha aad soo jeedisay, waana wax aan ku taamayey muddo badan laakiin dhibaatada jirata waxaa waaye iyadoo aysan jirin cid kale oo nacaawisa, Soomaalida badankoodna waxay ku mashquulsanyihiin qaab qorista qabiillada iyo taariikho been ah oo laga buuxiyay bogagga, kuwaas oo xitaa aad loogu qoray qayba luqadaha kale gaar ahaan Englishka.

Waxaad samayn kartaa tusmadaan ayaad waxaad ku qori kartaa maqaalka aad dooneyso in la habeeyo, iyadoo ka soo bixi doonta halka sare ee bogga, hana wada tirtirin waxaad ka bedeshaa uun ciwaanka maqaalka ku jira mid kale ku bedel. Laakiin si aad adiga u aragto waxaa lagaa rabaa inaad halkaan calaamad sax ah saarto.

Haddii aad online tahay hadda waxaad iigu imaan kartaa si aan uwadahadalno si toos ah Qolkaan] --Abshirdheere 00:32, 27 Diseembar 2015 (UTC)[reply]

waydiin caawinaad[wax ka badal xogta]

salaan ka dib walaal waxaad iga caawisaa markii aan rabo in aan dhamaystiro bog gumud ah sida aan u heli lahaa boga translateka, ee labda dhinac ka kooban , luqada wax laga turjumayo iyo tan loo turjumayo si ay iigu fududaato turjumaada?????? --shaqaaf 10:46, 28 Diseembar 2015 (UTC)

Ma aqaan qaab turjumaad nuucaas ah, ha yeeshee wax alla wixii ku saabsan turjumaad halkaan soo daalaco translation waxaan kugu wargelinaya in saxiixa uu kaa qaldanyahay ee qaabka saxiixi waa in uu sidaan ahaadaa guji


--Abshirdheere 15:45, 29 Diseembar 2015 (UTC)[reply]

waxaan ka fahmay[wax ka badal xogta]

waxaan ugu muhimsan een ka bartay meelaha aad ii dirtay waa in aan la sixiixin maqaalada, ee ka sixiixo wixi wada hadal, marka maadama aan u badanahay turjumaada wax walboo aad is leedahay turjumaada ayay quseeyaan ii soo baas sxb. mahadsanid --shaqaaf 17:38, 29 Diseembar 2015 (UTC)

Walaal, fadlan sawiro ku dar boggaga aan sameystay. Mahadsanid. 92.10.224.67 18:55, 2 Febraayo 2016 (UTC)[reply]

Salaan sare sxb, Maalmahan dambe waxaa aad u batay isticmaalayaasha aan gudaha ku jirin ee waxbedelaya (users without login), kuwaasi oo dhaawac iyo dhibaato weyn u geysta maqaalada iyo bogaga beelaha, siyaasiyiinta, madaxda iyo kuwo kale. Websiteyo kale oo Wikipedia ka mid ah, sida en:wikipedia, waxaa leeyihiin sharci ah in qof aan gudaha ku jirin waxba ka bedeli karin maqaal ama bog. Sidoo kale, gudagaleyaasha in badan oo ka mid ah active ma ahan. Markaa su'aashaydu waa sideen u heli karnaa option ka ah inaan so:wikipedia ka dhigno website aan waxba laga bedeli karin ayadoon gudaha lagu jirin.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 02:48, 27 Maarso 2016 (UTC)

Fadlan halkaan guji si aad ugu qorto qoraalkaan {{No article text}}

Sidoo kale waxaad nuqulkaan soo socda ku shubtaa nuqulka halkaan ka soo qaado ee nuqulka halkaan ku shub


Markaad intaas samayso kadib baan arki doonaa waxyaabaha loo baahanyahay, xusuusnoow in ay lagama maarmaan tahay admin or sysop.

--Abshirdheere 14:00, 28 Maarso 2016 (UTC)

Sxb waan tixraacay dhamaan talaabooyinka aad meesha ku soo qortay, lkn ilaa hada ma fahmin isbedelka aan sameeynay iyo waxa ay midani inagu soo kordhinayso.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 00:55, 29 Maarso 2016 (UTC)



Qoraalkaan ku jira qaybaha sare waa kaydka wadahadaladii hore waxaa loo galiyey in lasii eeg eego oo kaliya, waxaan rajaynayaa inaadan waxba ka bedelin.


Link=Caawinaad:Kaydka wadahadalka