10 (tiro)
Appearance
Toban (u qoranta 10) waa tiro ka mid ah xisaabta, taasi oo loogu dhawaaqo toban. Waa godka kow iyo tobanaad ee tirada guud marka laga soo bilaabo eber (0).
| ||||
|---|---|---|---|---|
| Tiro qiime | toban | |||
| Ordinal | 10aad (tobanaad) | |||
| Isirayn | 2 × 5 | |||
| Tiro roman | X | |||
| Labaale | 10102 | |||
| Saddexaale | 1013 | |||
| Afaraale | 224 | |||
| Shanaale | 205 | |||
| Senary | 146 | |||
| Octal | 128 | |||
| Laba iyo tobanaale | A12 | |||
| Tobanaale | A16 | |||
| Vigesimal | A20 | |||
| Sal 36 | A36 | |||
10 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka toban.