9 (tiro)

Ka Wikipedia

Sagaal (ingiriis: Nine) waa tiro xisaabta ka mid ah oo u qoranta 9 taas oo ah godka tobanaad ee tiroda.

Tiroda sagaal waa lambarka tobanaad ee guud ahaan tirada, waxaana ka horeeya eber, kow, labo, sadex, afar, shan, lix, todoba iyo sideed.

Sidoo kale waxay ka tirsan tahay godka tirada ee Hal-godleey.


8 9 10
−1 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9
Tiro qiimesagaal
Ordinal9aad
(sagaalaad)
Isirayn32
Tiro romanIX
Labaale10012
Saddexaale1003
Afaraale214
Shanaale145
Senary136
Octal118
Laba iyo tobanaale912
Tobanaale916
Vigesimal920
Sal 36936

9 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka sagaal. Tirada lambar 9 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.

Liiska Tirada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qoraalo La Mid Ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]