Anas bin maalik

Ka Wikipedia

Anas bin maalik waa saxaabi ka tirsan ansaarta, waa khaadimkii rasuulka scw, wuxuu ku juraa saxaabada axaadiista badan, 2286 xadiis ayuu wariyay.

Anas wuxuu noolaa cimri dheer sanadkii 93H ayuu ku dhintay magaalada basra ee Ciraaq.

anas binmaalik
أنس بن مالك
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: maalik bin nadar
hooyadii umu suleym binti milxaan
Dhashay: 612
Ku dhashay: madiina
Diintiisa: Islaam
xaaska Zeynaba binti nabiid
ilmahiisa nadar bin anas, muusa bin anas, Abuubakar bin anas
walaalihiis Baraa bin maalik, cabdulaahi bin abdii dalxa
Dhintay: 93H/712
Ku dhintay: Basra,ciraaq