Baladiyaam
Baladiyaam

Baladiyaam (ingiriis: Palladium) astaanta (Pd) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-lix (46). Curiyaha Baladiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 10aad iyo heerka 5aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka d-block.
Curiyahan Baladiyaam waa bir leh midabka naxaasta oo cadaan xiga, taasi oo u helay saynisyahan William Hyde Wollaston sanadkii 1803dii asagoo ugu magac daray sheekooyinkii hore ee Giriiga Pallad.
Baladiyaamta, Balatiniyaamta, Roodhiyaamta, Iridiyaamta, Rutheniyaamta iyo Osmiyaamta waxay ka mid yihiin guuto loo yaqaano guruubka Birta Balatiniyaam ama (Platinum Group Metals) oo loo soo gaabiyo (PGMs). Curiyayaasha guruubkan waxay leeyihiin astaamo iyo hab dhaqan isku dhow, laakiin Baladiyaamtu waa mida ugu hooseysa barta dhalaalinta (melting point) ee curiye.
Isku dhisyada laga sameeyo curiyahan Baladiyaam waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo sheeyo ku jira mashiinka gaadiidka, samayska elektarooniga, qeybo ka mid ah daawooyinka, qalabka dhakhtarka ilkaha iyo waxyaabo kale.
| Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha) | |||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Qaybaha → | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |||||||||||||
| ↓ Walxaha | |||||||||||||||||||||||||||||||
| 1 | 1 H |
2 He | |||||||||||||||||||||||||||||
| 2 | 3 Li |
4 Be |
5 B |
6 C |
7 N |
8 O |
9 F |
10 Ne | |||||||||||||||||||||||
| 3 | 11 Na |
12 Mg |
13 Al |
14 Si |
15 P |
16 S |
17 Cl |
18 Ar | |||||||||||||||||||||||
| 4 | 19 K |
20 Ca |
21 Sc |
22 Ti |
23 V |
24 Cr |
25 Mn |
26 Fe |
27 Co |
28 Ni |
29 Cu |
30 Zn |
31 Ga |
32 Ge |
33 As |
34 Se |
35 Br |
36 Kr | |||||||||||||
| 5 | 37 Rb |
38 Sr |
39 Y |
40 Zr |
41 Nb |
42 Mo |
43 Tc |
44 Ru |
45 Rh |
46 Pd |
47 Ag |
48 Cd |
49 In |
50 Sn |
51 Sb |
52 Te |
53 I |
54 Xe | |||||||||||||
| 6 | 55 Cs |
56 Ba |
* |
72 Hf |
73 Ta |
74 W |
75 Re |
76 Os |
77 Ir |
78 Pt |
79 Au |
80 Hg |
81 Tl |
82 Pb |
83 Bi |
84 Po |
85 At |
86 Rn | |||||||||||||
| 7 | 87 Fr |
88 Ra |
** |
104 Rf |
105 Db |
106 Sg |
107 Bh |
108 Hs |
109 Mt |
110 Ds |
111 Rg |
112 Cn |
113 Nh |
114 Fl |
115 Uup |
116 Lv |
117 Ts |
118 Og | |||||||||||||
| * Lanthanides | 57 La |
58 Ce |
59 Pr |
60 Nd |
61 Pm |
62 Sm |
63 Eu |
64 Gd |
65 Tb |
66 Dy |
67 Ho |
68 Er |
69 Tm |
70 Yb |
71 Lu |
||||||||||||||||
| ** Actinides | 89 Ac |
90 Th |
91 Pa |
92 U |
93 Np |
94 Pu |
95 Am |
96 Cm |
97 Bk |
98 Cf |
99 Es |
100 Fm |
101 Md |
102 No |
103 Lr | ||||||||||||||||