U bood nuxurka

Balatiniyaam

Ka Wikipedia

Balatiniyaam

Quruurax curiyaha Balatiniyaam.

Balatiniyaam (ingiriis: Platinum) astaanta (Pt) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay todobaatan-iyo-sideed (78). Curiyaha Balatiniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 10aad iyo heerka 6aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka d-block.

Curiyahan Balatiniyaam waa bir aad u culus, leh midab cagaar-cadaan xiga, taasi oo leh lix isotope oo laga helo oogada dhulka si dabiici ah. Waxay ka mid tahay curiyayaasha ugu yar ee laga qodo dhulka, waana tan ugu falgal hooseysa dhammaan 118 Curiye. 80% Balatiniyaamta waxaa laga soo saaraa dalka Koonfur Afrika ayadoo ka mid ah isku dhisyo macdanta Kober iyo Nikel.

Baladiyaamta, Balatiniyaamta, Roodhiyaamta, Iridiyaamta, Rutheniyaamta iyo Osmiyaamta waxay ka mid yihiin guuto loo yaqaano guruubka Birta Balatiniyaam ama (Platinum Group Metals) oo loo soo gaabiyo (PGMs). Curiyayaasha guruubkan waxay leeyihiin astaamo iyo hab dhaqan isku dhow, laakiin Baladiyaamtu waa mida ugu hooseysa barta dhalaalinta (melting point) ee curiye.



Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
 Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr