Bashim

Ka Wikipedia
Bashim
Waa bashim wax gaadaya
Xaalad xanaaneed
Xaalad qalad ah (MCID 3.1)
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Chordata
Gacalka: Mammalia
Dirka: Carnivora
Bahka: Felidae
Duulka: Panthera
Noocyada: P. tigris
Magaca laba-geesoodka ah
Panthera tigris
(Linnaeus, 1758)
Subspecies

P. t. tigris
P. t. altaica
P. t. amoyensis
P. t. corbetti
P. t. jacksoni
P. t. sumatrae
P. t. balica
P. t. sondaica
P. t. trinilensisP. t. virgata

Eray la mid ah
Felis tigris Linnaeus

Tigris striatus Severtzov, 1858

Tigris regalis Gray, 1867

Bashim (Af Carabi : arAf-Laatiin: tigris Af-Taliyaani : tigre Af Ingiriis : tiger) waa xayawaan ka mid ah Bahda Bisadda kaas oo cuna hilibka, isla markaana ku nool duurka. Bashimku waa mukulaal weyn oo ku nool Afrika iyo Aasiya. Bashimku wuxuu ku noolaan karaan jawi kasto, meelaha roobka badan, buuraha dhaadheer iyo keymaha waaweeyn. Bashimka qaaradda Aasiya wuxuu leeyahay xariijimo huruud iyo madoow ah, laakiin noocyada ku nool qaaradda Afrika wuu ka midab duwan yahay. Sidoo kale, waxaa jira Bashim midabkiisu caddaan yahay oo loo yaqaanno bashmka Cad. Bahda Bisadda waxaa la isku yidhaahdaa xayawaanno badan oo duurjoog ah kuwaas oo dhammaantood leh qaabdhismeed jidhka bisadda. Waxaana ka mid ah: bisadda, guduudanaha, libaaxa (aarka iyo goosha), harimacadka iyo kuwo kale oo leh qaabdhismeedka bisadda.