Malaysia Airlines Flight 370(sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
Ku Darista dhacdooyinka sanadka Isniin 18 Template:CURRENT MONTH NAME 2021, Fadlan guji batoonka itus ee ku yaal qaybta midig kadibna ka soo qaad qaybta soo muuqanaysa oo dhan, kadib kaydi boggaan, halkaas ku qor dhacdada maanta si kooban.