Dharaar
Appearance

Dharaar (Af Ingiriis : Daytime) marka la joogo oogada dhulka, dharaar waa wakhtiga uu ileyska cadceedu hayo oogada sare ee dunida. Dharaarta ayaa bilaabata lixda saac ama 12 ka maalinnimo, waxaa kaloo loo yaqaan xiligaan
- Duhur oo loogu magac daray salaad duhur oo xiligaas la tukado
- Har
- Maalin weyn
- Maalin
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]