Jump to content

Galab

Ka Wikipedia
Galabtii
wakhti galab ah
Galab, Parambikkulam, Kerala, Hindiya

Galab (Af Ingiriis : evening; Af Carabi : ar‎) waa galinka dambe ee maalinta waana xiliga dharaarta ku xiga, ilaa gabalku uu ka dhoco, sida soomaalidu u taqaan, wadamo badan baa galabka u yaqaan wixii ka bilowda 6 ama 11 galabnimo ilaa laga gaaro saq dhexe. Galabtu waa wakhti ka mid ah maalinta taasi oo ku beegan ka hor intaanay cadceedu dhicin. Galab waxaa ka soo horjeeda Subax.